OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxaan ugu bushaaraynaynaa dhamaan macaamiishayada ku nool wadamada aanay noo joogin wakiilo in aanu ugu soo diri karno posta degdeg ah.

sidaa darteed cid kasta oo danaynaysaa in ay iibsato qalabkan casiriga si degdeg ah ha noola soo xiriirto si aanu uga dhamaan  qalabkani, waayo tiro xadidan ayaa la soo saaray.

ku soo dir emailkan addresskaaga iyo telefoonkaaga

info@somadic.com